Maxkamada ciidamada Puntland oo dil ku xukuntay Shan xubnood oo lagu eedeeyey..

Maxkamada  ciidamada qalabka sida iyo danbiyada culus ee maamulka Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku riday Koox ka tirsan Al-shabaab oo ka kooban shan xubnood. Xubnahan ayaa lagu helay inay dilal ka geysteen Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Maxkamada ayaa sheegtay in eedeysanayaasha lagu helay dhammaan dambiyada lagu soo eedeeyey,  laguna xukumay dil toogasho … Continue reading Maxkamada ciidamada Puntland oo dil ku xukuntay Shan xubnood oo lagu eedeeyey..